Handcraft Workshop.

Home / Blog / Handcraft Workshop.

Waxaa xarunta Dhaqanka ee Awjamac Cultural Centre qaybteeda Kenya kasocda todobaadkii 2-aad ee tababarka haweenka iyo dhaqanka,kaas oo lagu barto xirfado kala duwan sida harqaanka/dawaarka,samaynta dunta,kuulaha iyo waliba roogaga. Sidoo kale waxaa labara waxyabaha haweenka lagu qurxiyo sida xinnaha ama cilaanka.
Dadka tababarkaan ka faa’iidaysta waxaa kamida koox maqalka naafo ka ah kuwaa oo loogu talagalay inay naftooda anfcaan,kuna shaqyaytaan xirfadahaan kala duwan ayayagoo waliba dhaqaale ka samayn kara.

Kafaa’iidaysi wacan.

Leave a Comment