UPCOMING EVENT

Home / Page /
Loading Events
  • This event has passed.

MUHIIMADDA DHALLINYARTA AY DHISMAHA KARTIDOODA WAX QABAD U LOODAHAY KA QAYB QAADASHA ARRIMA BULSHADA.

Maalinta Axadda, 2da duhurnimo, taariikhduna tahay 21ka Abriil, waxaa jira cashar ku saabsan muhimadda dhalinyarta ay u leedahay ka qayb qaadashada arrimaha bulshada.
Waxaa marti ku ah Xasan Qorane oo ka mid ah aasaasayaasha xarunta wax akhriska ee Man Kulan ee magaalada Kismaayo.

Details

Date:
April 21
Time:
2:00 pm - 5:00 pm

Venue

Awjama Cultural Centre
Eastleigh, 8th Street
Nairobi, Nairobi 69102-00610 Kenya
+ Google Map
Phone:
+254700009620
Website:
https://awjamaculturalcentre.org